Ticker

6/recent/ticker-posts

🕋 10-ka Maalmood ee Ugu Fadliga Badan Sanadka Waa Bilaabmeen! Nabigu ﷺ wuxuu yiri: ❝Ma jiraan maalmo camal fiican oo Ilaahay uga jeclaanayo sida camalka lagu sameeyo 10-ka maalmood ee hore ee Dulxijja.❞ — [Bukhari] Waa fursad dahabi ah: ✅ Soomid (gaar ahaan maalinta Carafo) ✅ Salaad, Qur’aan & Toobad ✅ Sadaqo & Cibaado badan ✅ Dikriga: Subhaanallaah, Alhamdulillaah, Laa ilaaha illallaah, Allaahu Akbar ✅ Qurbaan u diyaar garowga 🏆 Ma rabtaa in la dhaafo dambiyadaadii hore? Ma rabtaa maalmo Ilaahay ugu dhow? Ha lumin fursadan qiimaha badan! 📣 La wadaag si adigu aad u hesho ajar iyo asxaabtaadana uga faa’iideeyaan. 💬 Comment "Allahuma barik lana fi dulxijja!" haddii aad diyaar u tahay inaad ka faa’iideysato 10-ka maalmood,

Enregistrer un commentaire

0 Commentaires